Home
About Us
Our Mission
Our Services
Photo Gallery
Video Channels Click here to view video
Help Us
FAQ
Contact Us


mnlogo350.jpg





Somali American Minnesota Community showing up big Number Voting places......
 

 

News

Links      

Last Updated  Saturday, February 07, 2009

The SAMA TV Program
 

 





We interviewed Somali's in Minnesota and they are hoping to have Change in their new Country and their Mother land Somalia mostly they vote for Obama and they called Obama for Change hope they may see Peace in their land and around the World... Somali American Media Association (SAMA TV)




Somali American Media Association (SAMA TV) adresing community issu'es and much more also SAMA TV Saturday Live show in Minneapolis through MTN


 
SAMA TV Saturday Live Show 

want to watch more Vidoe's Please Click Video Channels





Somali Women's Scholarship Fund



Dhambaal Nabadeed oo uu uwaday Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesotota Xooghayaha guud ee jamciyadda quruumaha ka dhaxaysa ee Soomaaliya uqaabilsan Mudane Axmed Ould Abdalla
Minneapolis MN News July  28, 2008

 
United Nations Special Representative Secretary General for Somalia H.E. Ahmed Ould Abdalla met with the Somali Diaspora in South Minneapolis establishment called Taj Mahal Hall this morning.
Sunday July 27, 2008 News  



 

 

mnlogo350.jpg
ACM 2007 International Conference & Trade Show





Somali American Media Association TV (SAMA TV) talking about Health Issue's interviewing Guled from U Care


First Somali Talk Show TV (FirDhis)


 


 





















 


















Senetor Norm Coleman his 2nd Term for runing the Senate Seat Press Conference we ask Question about Somali's?
Watch Please >>>
















Somali Community Mourning the Shooting took place front of Brian Coyle Center Last Monday in Minneapolis, Minnesota the Community talking about their issue's

 
















Somali Community in Minnesota talking about what's happening inside the community and Somalia Today issue,Barnaamijkeena Taxanaha ahaa

 
















NOMAD BOY - SOMALI DOCUMENTARY 1960's


 

















 



Sannad Guuraadii 13aad ee Jaaliyadda Isutagga Somaliyeed ee Minnesota (CSCM).
Allsomali Online Isniin 14, May 2007
 

PRESS RELEASE Condeming the Reason Terrorist act against his excellency President Yusuf from Somali American Community in Minnesota

Saturday, September 23. 2006 PRESS RELEASE:, the Minister of Information and Public orientation of the Somali Transitional Federal Government, hereby, on behalf of the Somali....

 

Somali American Media Association Condemn the killing Swedish cameraman.

25 June 2006

 

TFG and the Somali community wish to express and extend my deep words of gratitudes and complement to the President of Kenya,

2 May 2006

"Somalia's Tangled Web Becomes Contorted''

25 May 2006

Somali American Media oo kala qeyb gashay Jaaliyada ku dhaqan magaalooyinka mataanaha Xaflad Balaaran oo lagu soo dhaweeynayey Sanad guuradii 45aad ee kowda Luulyo....


Waxaa ka mid ahaa qudbadii ay SAMA ugu talo gashay Xaflada waana kan sidan walaalayaal marka hore aad ayaad ugu mahadsan tihiin kasoo qeyb galka aad ka soo qeyb gasheen Munaasabadaan Kowda Luulyo.

Maanta waa maalin Taariikhi ah oo aan udabaaldageyno Sanad guuradii 45aad oo ah Maalintii Xoriyada laqaatay, iyo isku darkii Waqooyiga iyo Koonfurta Soomaaliyeed.

Walaalayaal waxaan jecelnahay Maantay anigoo kuhadlayo magaca Somali American Media Association (SAMA) inaan idiin soo gudbiyo arimaha ku saleeysan miidiyaha qeybihiisa kala duwan.

Waxaanu wada ogsoonahay mediyaha Soomaaliyeed ineey tira badan yihiin, isla markaana eey leeyihiin wanaagooda iyo Xumaantooda, labadaba.

Miidiyaha waxeey ubadan yihiin hal dhinac oo kaliya sida Wararka.

Waxaana loo baahan yahay ineey ka hadlaan, qeybaha kala duwan ee saameeya Bulshada, sida Caafimaadka, Dhaqaalaha, Waxbarashadda iyo wacyi galinta guud.

Waxaan fariin udireynaa shaqaalaha miidiyaha Soomaaliyeed ee isugu jira sida websiteyada, Tv'yada, Idaacadaha, dhamaantood ineey ku dadaalaan sidii eey uga shaqeeyn lahaayeen isku keenida.

Wacyi galinta iyo wadajirka Ummada Soomaaliyeed.

Waxeey (Ururka SAMA) ku dadaaleysaa bilooyinkaan soo socda, iney ka shaqeeyso sidii loogaga hortagi lahaa wararka Caadifada ku saleeysan ama kuwa caadeystay ineey Shacabka Soomaaliyeed had iyo jeer ugudbiyaan wararka ku tiri ku teenka ah.

Waxaan anagu u istaagnay, hadeynu nahay Ururka SAMA, inaanu shacabka Soomaaliyeed meelkasta eey joogaan usoo gudbino Wararka Xaqiiqda ah ee kala duwan oo dhinac walba leh.

Hadaan ka hadalno wax qabadka Ururka Qeybihiisa kala duwan inigoo idiin soo gudbinayo Warbixin yar oo ku saabsan Webka 4somaliwomen.com

waxaa aasaasay webkaan gabar soomaaliyeed isla markaana markey weydey website Dumarka soomaaliyeed wax uqabta kana shaqeeya danahooda ayeey isu taagtay oo ay dhistay webkaan ayadoo ugu talo gashey inuu ka turjumo webkaan halganka iyo Horumarka, Dumarka Soomaaliyeed.

Waa Shabakadii ugu horeeyey ay leeyihiin maamulaana Dumarka Soomaaliyeed.

Waxaana hadda loo aqoon saday inuu yahay The Official Somali Women's Website 4somaliwomen.com tan iyo intuu jiray.

Waxay uqabteen hawlo badan Dumarka Soomaaliyeed.

Waxeeyna 4somaliwomen.com Uruursheen lacag kaalmo ah oo lagaarsiiyey (Faay Muudeey) gabar Soomaaliyeed oo deen yar aawadeed loo gubay.

Waxaay dhawaan ku xireen Urur deeq udirayo (Deeqo) oo ah gabaryar oo ay niman Xoog ku kufsadeen, dhaawac weyna gaarsiiyeen.

Intaa waxaa kaloo idiin soo gudbineynaa in Xafladaan ka soo qeyb galay Madaxweynihii ku meel gaarka ahaa ee Maamul goboleedka Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.

Maxamed Cabdi Xaashi sidaad la socotaan wuxuu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee si dimoqraadiy ah uga degay Jagadii ay udoorteen dedweynaha taasoo ku dayasho mudan lagana rabo siyaasiyiinta soomaaliyeed iney sidaas oo kale sameeyaan.

Waxaana uu Maxamed Cabdi Xaashi gudoonsiiyey abaal marino kala duwan

Dhamaan miidiyayaasha kala duwan ee ka hawl galo labada magaalo ee Mataanaha ah, iyo Toronto, North Dakota, Rochester, Belgium.

Waxaana soo diyaarshay Ururka Somali American Media Association Abdikarim Isse, iyo Madaxa Isgaarsiinta Transglobal Network Haji iyo Maxamed Xuseen Cusmaan oo xubin ka ah, Cali Muuse oo isna Xubin ka ah.iyo C/raxmaan Darbane oo asna Xubin ka ah, iyo Xubin Weeydoow, Xubin Mulki, Dr Eibakar Hassan Xubin.

Kala soo xiriir Somali American Media Assocation (SAMA)

Contact us: P.o.Box: 580542
Minneapolis, MN 55458
info@somaliamericanmedia.org