News

Links   

 Somali Universal TV’s Biased Programming

Although Universal TV is based in London, its producers and executives seem to be oblivious of the fact that they are accountable to a body called Ofcom—“the independent regulator and competition authority for the UK communications industries, with responsibilities across television, radio, telecommunications and wireless communications services”.

On Sunday evening 30 December 2007 special programme on Somalia was broadcast on Universal TV. The whole programme lacked impartiality and accuracy. It was a propaganda programme for forces keen on destroying Somalia ’s Transitional Federal Government and facilitating Somalia ’s relapse into statelessness and terrorism haven.

Rather than looking at Somali events objectively, the programme presenter pinned the blame for current troubles in parts of Somalia on Somalia ’s Transitional federal Government of Somalia and Ethiopia . It is a well known fact that insurgents are behind Mogadishu bombing, targeting prominent members of the civil society and murdering innocents on daily basis. It is not clear why Universal TV stooped so low as to broadcast an unbelievably partisan programme that shows no regard for ethics of journalism and no respect for viewers.

Who is resposnsible for letting the presenter and producer broadcast the inflammatory programme? Why do Universal TV executives expect viewers to take channel’s programming seriously when its output is as execrable as the programme broadcast on Sunday ( between 10-11 PM UK time)?

Universal TV describes itself as TV that wants “to present the Somali speaking viewpoint and values through its programming” and aim “to operate as a commercial public service broadcaster.” Given the amateurish nature of Universal TV programmes and its producers’ unethical journalistic practices, it is doubtful how it can achieve the lofty ideals one can read in the channel’s website because their programmes damage cohesion of the Somali community wherever they are.

We urge the Ofcom to launch an investigation into the Sunday December 30 (2007) programme broadcast on Universal TV. Neither Universal TV nor its Romford based parent company, Universal Media Ltd, can be found on Ofcom data base.

It is sad to see a Somali TV channel that has had a bright future joining the forces with the forces of hatred and anarchy that use religion as a means to achieve unrealistic political goals.

 

 

 


SAMA GALLERY

Daawo Masawiradii Imaanshaha Raysul Wasaaraha DFKM ee Somalia
Prof. Cali Maxamed
Geedi

Media Stakeout: Informal comments to the Media by the Prime Minister of the Transitional Federal Government of the Somali Republic, Ali Mohamed Gedi, on the situation in Somalia.
[Webcast:
Archived Video - 10 minutes ]

 

PRESS RELEASE Condeming the Reason Terrorist act against his excellency President Yusuf from Somali American Community in Minnesota

 

 
Today there was gathering that take place in Minnesota Brian coyle Center, about Five Thousand Somali's was gathering to condemn the cowardly act of Terrorist act.
The attendees was elderly, Somali Womens, Somali Youth, and Minnesota Leaders.

The Community United against any act of Terrorism and They Declare following Press Release.here is the Press Release..

PRESS RELEASE Condeming The Terrorist act against his excellency President Yusuf from Somali American Community in Minnesota.


The Somali community in Minnesota held gathering and press released at
420 15th Avenue South, Minneapolis, MN 55454

They condemned the recent, cowardly act of terrorism perpetrated against His Excellency Abdullahi Yusuf, the president of the Federal Transitional Government of Somalia at Baidoa, Somalia, on Monday, September 18, 2006.

The terrorist group who committed this heinous crime should be prosecuted under the relevant international covenants combating terrorism.

This diabolical act of terrorism was intended for the destruction of the Federal Transitional Government, peace and national reconciliation in Somalia and perpetuate chaos and anarchy throughout the country Ad Infinitum
.

We call upon and request the international community, the United Nations,and other regional organizational and in particular the US Government to extend an all out technical, material support for the Federal Somali Transitional Government in order to combat local, regional and international terrorism.

Further, this diabolic act of terrorism demonstrates beyond any shadow of doubt, a clear and present danger to regional, world peace and security.

Therefore, we call on the United Nation’s Security Council to fully support and accelerate the African Union’s request partially lift arms embargo on Somali Government in order secure stability and all lasting security of the
country.

 

Somali American Media Association Condemn the killing Swedish cameraman.

25 June 2006

TFG and the Somali community wish to express and extend my deep words of gratitudes and complement to the President of Kenya,

2 May 2006

"Somalia's Tangled Web Becomes Contorted''

25 May 2006

Taliyaha Ciidanka Booliska Miniyaabolis oo yiri waxaa iga go’an inaan soo cesho amaanka

Waxaa dhacay Shir ay wada yeesheen Booliska Magaaladda Miniyaabolis iyo Ganacsatada Suuqa layiraahdo Village Market Mall oo dadka badankiisuna uyaqaaniin Suuqa 24ka.

Waxaa kale oo ka soo qeyb galay shirkaani Xildhibaanka Xaafadda uu ku yaalo Suuqan oo layiraahdo Robert lilligren iyo House of representative Karen Clark iyo Andy Sagvold oo ka socda Council on Crime and Justice iyo Omar Jamal oo ahaa qofkii isku soo dubariday shirkanina inuu dhaco sabab u ahaa asaga iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Minniyaabolis William McManus oo dhowr jeer yimi Suuqa asagoo aanu kula kulanay Village market Markey dhimatay Marxuumad Luul ayadoo lagu jiiray gaari lala baxsanayey markaa waxaana gaarigaasi lahaa walaasheed oo la xarbisay tuuga waa sida ay sheegeen laguna soo qoray saxaafada ayuu yiri Taliyaha Booliska Soomaalida hadeey isu tagto waxaan usameeyn oo war cad iila timaado isla markaana sameeysato gudi u ah Af-hayeenada Suuqan waxbaan ka qaban arimahan amaan darada hadii aan wax ka qaban waayana waan is casili ayuu yiri in yar ka dib Markey timi geeridii Luul buu yiri asagoo utacsiyeenaya dadka Suuqa markaa baan la kulanay.

Waxaa meeshaasi ka hadlay ugu horeyn oo furay Omar Jamal oo in mudo ah ka soo shaqeeynayey asagoo joogay meeshaasi ilaa iyo habeenkii la Burcadku jiiray gabadh Soomaaliyeed ee layiraahdo Luul Ibraahim ayaa yiri waxaa maantay isugu nimi waa dhibaatadii naga soo gaartay awgeed gabadh soomaaliyeed waxaana isugu nimi in wax laga qabto arintaa si ayan dhicin markale.

Waxaa uu siiyey Omar Jamal oo ka socda Somali Justice Advocate warbixin Madaxdii meeshaasi isugu timi oo ugu warbixiyey sida ay isu soo habeeyeen ganacsatada Suuqa Village Market Mall ayagoo sameystay gudi waxaana uu yiri waxaanu rabnaa inaanu idiin sheegno in jaaliyadda soomaalida laga helayo dad yaqaana sida ay booliska ushaqeeyaan oo waxaa laga yaabaa ineyba halkan joogaan dad booliskii soomaaliya kamid ahaan jirayba marka waxaanu rabnaa oo aanu codsaneynaa iney ahaadan booliska imaanaya ama ka shaqeeynaya nawaaxiga Suuqa mid Saaxiib laha dadka oo soomaalidu waxay horay utaqaan booliska dalkeena oo dadka la sheekeysta oo la shaaheeya oo guryaha iyo xaafadda wareega ayagoo lugeynaya laakiinse booliskani waa ay hormareen oo aduunkan waa hormaray marka la socda waa in lala shaqeeyaa booliska dadkuna waxaan filayaa iney rabaan horumarka Ganacsigooda oo uu noqdo Suuqooda sida Suuqa layiraahdo Mall of America oo kale oo dadka Markey tagaan ay amaankoodu ay ka wal walin.

Waxaa lagu soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Booliska William McManus waxaa uu ka xun yahay dhibaatada dhacday waxaa uu yiri waxaa iga go’an inaan wax ka badalo amaanka waxaana idiin sheegayaa Markey shaqo galaan madaxda aan u xil saaray oo ah 2 askari nawaaxiga uu ku qaalo Suuqa.

Labadan Askari oo u ah madax Booliska xaafadda uu ku yaalo Suuqa layiraahdo Village Market ee ku yaal 24ka & Chicago 2 dan Sarkaal oo booliska ahi waxay soo baxan oo ay soo aadan nawaaxigan Markey soo aadaana waxa uu yiri waxay uyimaadaan iney fushaan ficil ah xiritaan wixii jabiya Sharciga ama ay soo qabtaan tuugta nawaaxigan joogta.

Waxaa markaa hadlay oo lagu soo dhaweeyey Rober oo ah xildhibaanka Xaafadda uu ku yaal asna waxa uu ku faraxsan yahay inuu arko gudigan oo kale iyo ganacsatadan sida ay isugu xiran yihiin waxaa uu yiri aniga waxaan idiin sheegi Xildhibaan ahaan ineey raali gatahay Magaaladda oo ay rabto suuqaan inuu noqdo mid amaankiisu heersareeyo dhaqaalaha soomaalidana uu hormaro marka taa ayaan idiin sheego waana farxad inaan shirkan ka soo qeyb galo waxaana horey uga qeyb galay Suuqa Karamel oo asna ah Suuq ay Soomaalidu leedahay.

Waxaa lagu soo dhaweeyey Madaxa Gudiga ganacsatada Suuqa 24ka lana yirahdo Village Market Mall Ganacsade Ibraahim oo yiri waxaanu ka balan qaadeynaa inaanu soo dhaweeyno Booliska waxaana rabnaa ineey wax inoo qabtaan waxaana u sheegi kal soonideena waanu siiney.

Waxaana hadlay markaa Hooyo Ganacsata ah oo layiraahdo Hooyo Murayo Cigaal lehna Karama Store waxay tiri dumarka ayaa ugu dhibaateysan meeshatay waana dadka ugu ganacsi badan oo waa boqolkiiba todobaatan.

Magda Saikali oo dhalashadeedu tahay asal ahaan dalka Masar wadankana joogtay in mudo ah waxay tiri waxaan idiin sheegi waxaan unimi inaan ganacsigeena hormarino maaha in laga baqo wixii jabiga sharciga oo waa in la sheegaa loona sheegaa ciidanka booliska in la dhaho maaha aniga shaqadeeyda maaha oo afka la xirto waxaana idiin sheegi waxaa in soomaalida ay ka waan toobtaa waxa layiraahdo Qabiilka oo ay isku xirnaadaan.

Ganacsade Maxamud Maxamed Ciise (Qaxiye) baa asna yiri waxaanu joognay in mudo ah oo aanu ku haysanay ganacsi Suuqaani waxa weeye dhibka halmar buu yimi waxaa jirta in qofka bani aadamku uu badanaa caafimaad qabi halmar uun buu xanuunsadaa markaana waa inuu samaraa eegaa inta uu caafimaadka qabay oo u mahadnoqaa marka dhibkani hada ayuu kadis nagu noqday ee awal waanu caafimaad qabnay tuugtana waxay uun yimaadaan waanu lashaqeyn ciidanka nabadgalyadda Suuqa iyo wixii hor marinaya ganacsigeena.

Waxaa ugu dambeeystii hadlay House of representative Karen Clark oo lagu soo dhaweeyey makrafoonka oo tiri ayadoo ku faraxsan sida uu udhacay shirkan waxay tiri wixii labadalayo oo sharci ah ii imaada aniga ayaa idinka caawinaya xitaa sheegtay iney heli karaan caawinaad ka imanaysa gobolka Minnesota.

Abdikarim

 

 

Somali American Media oo kala qeyb gashay Jaaliyada ku dhaqan magaalooyinka mataanaha Xaflad Balaaran oo lagu soo dhaweeynayey Sanad guuradii 45aad ee kowda Luulyo....


 

Waxaa ka mid ahaa qudbadii ay SAMA ugu talo gashay Xaflada waana kan sidan walaalayaal marka hore aad ayaad ugu mahadsan tihiin kasoo qeyb galka aad ka soo qeyb gasheen Munaasabadaan Kowda Luulyo.

Maanta waa maalin Taariikhi ah oo aan udabaaldageyno Sanad guuradii 45aad oo ah Maalintii Xoriyada laqaatay, iyo isku darkii Waqooyiga iyo Koonfurta Soomaaliyeed.

Walaalayaal waxaan jecelnahay Maantay anigoo kuhadlayo magaca Somali American Media Association (SAMA) inaan idiin soo gudbiyo arimaha ku saleeysan miidiyaha qeybihiisa kala duwan.

Waxaanu wada ogsoonahay mediyaha Soomaaliyeed ineey tira badan yihiin, isla markaana eey leeyihiin wanaagooda iyo Xumaantooda, labadaba.

Miidiyaha waxeey ubadan yihiin hal dhinac oo kaliya sida Wararka.

Waxaana loo baahan yahay ineey ka hadlaan, qeybaha kala duwan ee saameeya Bulshada, sida Caafimaadka, Dhaqaalaha, Waxbarashadda iyo wacyi galinta guud.

Waxaan fariin udireynaa shaqaalaha miidiyaha Soomaaliyeed ee isugu jira sida websiteyada, Tv'yada, Idaacadaha, dhamaantood ineey ku dadaalaan sidii eey uga shaqeeyn lahaayeen isku keenida.

Wacyi galinta iyo wadajirka Ummada Soomaaliyeed.

Waxeey (Ururka SAMA) ku dadaaleysaa bilooyinkaan soo socda, iney ka shaqeeyso sidii loogaga hortagi lahaa wararka Caadifada ku saleeysan ama kuwa caadeystay ineey Shacabka Soomaaliyeed had iyo jeer ugudbiyaan wararka ku tiri ku teenka ah.

Waxaan anagu u istaagnay, hadeynu nahay Ururka SAMA, inaanu shacabka Soomaaliyeed meelkasta eey joogaan usoo gudbino Wararka Xaqiiqda ah ee kala duwan oo dhinac walba leh.

Hadaan ka hadalno wax qabadka Ururka Qeybihiisa kala duwan inigoo idiin soo gudbinayo Warbixin yar oo ku saabsan Webka 4somaliwomen.com

waxaa aasaasay webkaan gabar soomaaliyeed isla markaana markey weydey website Dumarka soomaaliyeed wax uqabta kana shaqeeya danahooda ayeey isu taagtay oo ay dhistay webkaan ayadoo ugu talo gashey inuu ka turjumo webkaan halganka iyo Horumarka, Dumarka Soomaaliyeed.

Waa Shabakadii ugu horeeyey ay leeyihiin maamulaana Dumarka Soomaaliyeed.

Waxaana hadda loo aqoon saday inuu yahay The Official Somali Women's Website 4somaliwomen.com tan iyo intuu jiray.

Waxay uqabteen hawlo badan Dumarka Soomaaliyeed.

Waxeeyna 4somaliwomen.com Uruursheen lacag kaalmo ah oo lagaarsiiyey (Faay Muudeey) gabar Soomaaliyeed oo deen yar aawadeed loo gubay.

Waxaay dhawaan ku xireen Urur deeq udirayo (Deeqo) oo ah gabaryar oo ay niman Xoog ku kufsadeen, dhaawac weyna gaarsiiyeen.

Intaa waxaa kaloo idiin soo gudbineynaa in Xafladaan ka soo qeyb galay Madaxweynihii ku meel gaarka ahaa ee Maamul goboleedka Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.

Maxamed Cabdi Xaashi sidaad la socotaan wuxuu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee si dimoqraadiy ah uga degay Jagadii ay udoorteen dedweynaha taasoo ku dayasho mudan lagana rabo siyaasiyiinta soomaaliyeed iney sidaas oo kale sameeyaan.

Waxaana uu Maxamed Cabdi Xaashi gudoonsiiyey abaal marino kala duwan

Dhamaan miidiyayaasha kala duwan ee ka hawl galo labada magaalo ee Mataanaha ah, iyo Toronto, North Dakota, Rochester, Belgium.

Waxaana soo diyaarshay Ururka Somali American Media Association Abdikarim Isse, Haji iyo Maxamed Xuseen Cusmaan oo xubin ka ah, Cali Muuse oo isna Xubin ka ah.iyo C/raxmaan Darbane oo asna Xubin ka ah, iyo Xubin Weeydoow, Xubin Mulki, Dr Eibakar Hassan Xubin.

Kala soo xiriir Somali American Media Assocation (SAMA)

115 E lake Street suite 202
Minneapolis, MN 55408
 

                              Or

Kala soo xiriir Somali American Media Assocation (SAMA)
Contact us:
P.o.Box: 581834
Minneapolis, MN 55458
(612) 246-3345
 

info@somaliamericanmedia.org